DRC oo hakisay xiriirkeedi Rwanda

0
364

Jamhuuriyadda dimuqraadiga Congo ee DRC ayaa lagu soo warramayaa inay si ku meel gaar ah u joojisay dhaqangelinta heshiisyo ay horay ula gashay dowladda dariska la ah ee Rwanda.
Tani ayay u aanaysay eedeyn ay u jeedinaysa Rwanda oo ah inay garab siinayso fallaagada M23 ee gudaha Congo ka fuliya falal amni darro.