Waxaa lagu soo warramayaa in dowladda Ruushka ay joojisay shidaalkii ay siin jirtay Denmark.
Arrintan ayaa waxaa shaaca ka qaadday shirkadda tamarta ee Denmark ee Orsted.
Tallaabadan ayay micnaheedu tahay in Denmark ay shidaal ka iibsan doonto suuqyada kale ee qaaradda Yurub.