DHAGEYSO:Shaqaalaha mashruuc ka socdo Turkana oo shaqo joojin sameeyay

0
475

Shaqaalaha mashruuc dhanka waddooyinka ah oo laga fulinayo magaalada Lokichogio ee ismaamulka Turkana ayaa shaqo joojin ku dhaqaaqay.
Waxay muujinayaan cabashooyin dhanka dhaqaalaha ah oo ay ka mid tahay in laga jaro lacagaha caymiska caafimaadka ee NHIF, kuwa howlgabka ee NSSF iyo canshuuraha KRA balse aan lacagtaasi lagu wareejin maamulladan.
Howlwadeenada ayaa wacad ku maray inaysan shaqada dib ugu laaban doonin ilaa iyo inta laga xallinaya tabashooyinkooda