Mudanaha laga soo doortay deegaan baarlamaneedka Garissa Township Aadan Barre Ducaale ayaa bulshada deeggan magaalada Garissa ugu baaqay in ay nabadgalyada ku dadaalaan ayna sido kale iska ilaaliyaan dhulmiga, qabyaaladda iyo is dilka.
Waxaa uu sidoo kale ka hadlay kaalinta la doonayo in soomaalida ay ka qaadato isbeddelka hoggaanka wadanka.
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Xildhibaanka Garissa Township oo bulshada ugu baaqay inay nabadda ku dadaalaan