DHAGEYSO:Qaar ka mid ah waalidiinta xaafadda Islii oo soo dhaweeyay amar uu wasiirka tacliinta siiyay maamulayaasha dugsiyada

0
1132

Qaar ka mid ah waalidiinta xaafadda Islii ee deegaanka Kamkunji ee magaalada Nairobi ayaa u riyaaqay amar uu dhawaan soo saaray wasiirka wasaaradda tacliinta ee dalka kaasoo ah in la xaqiijiyo awoodda dhaqaale ee waalidka ka hor inta aan dugsiga laga eryin ardayga aanan bixin qarashaadka waxbarashada, sida uu warbixintan ku eegaya Yuusuf Gaas

Audio Player