Kulan looga hadlayay nabadda ayaa lagu qabtay deegaanka hoose ee Baasir ee deegaan baarlamaaneedka Ceeldaas ee ismaamulka Wajeer.
Tani ayaa kusoo aadeyso iyadoo toddobaadkii hore uu khilaaf beeleed ka qarxay xadka u dhexeeya deegaannada Ceeldaas iyo Moyaale.
Cabdiraxmaan Mucaawiye ayaa faahfaahinaya