DHAGEYSO:Hooyo 7 carruur agoon ah haysato oo muslimiinta ka codsatay inay soo caawiyaan

0
367

Maxamuud Sheekh Maxamad Lafagari oo la kulmay qoyskan ayaa warbixintan ka diyaariyay.

Si qoyskan agoonta ah loo caawiyo waxaa lagala xiriiri karaa nambarka ah O797892581 ama 0726899947 iyo 0720099265