DHAGEYSO:Arday magaalada Mombasa ku yeeshay kulan ay kaga hadleen arrimaha nabadgalyada

0
457

Magaalada Mombasa ee gobolka xeebta ayaa waxaa lagu qabtay kulan ay dhallinyarada ardayda ah kaga arrinsanayeen kaalinta ay ka qaadan karaan nabadgalyada iyo hoggaanka iyadoo lagu wado in bisha sideedaad ee sanadka soo socdo ay wadanka ka qabsoonto doorasho guud.
Maxamad Cabdi Bootaan ayaa qodobkan oo dhameystiran ka soo diray Mombasa .