DHAGEYSO:Beeralayda dalka oo dowladda ugu baaqay inay ku wareejiso lacagaha loo qoondeeyay

0
551

Dalladda beeralayda wadanka ayaa kulan saddex cisho qaatay oo ay ku yeesheen deegaanka Kikuyu ee ismaamulka Kiambu waxay ka soo saareen qodobbo dhowr ah oo ay ka mid tahay in lagu wareejiyo lacagaha ay dowladdu u qoondeysay.
Guddoomiye ku xigeenka xiriirka beeralayda Kenya kana mid ah waxgaradka ismaamulka Garissa Dubat Cali Camey ayaa idaacadda Star FM faahfaahin ka siiyay kulankaasi iyo waxyaabihii lagu heshiiyay.