Waaxda caafimaadka ee dowlad deegaanka Garissa ayaa billowday olole ballaaran oo ujeedkiisu yahay in tiro badan oo ka mid ah dadweynaha ay qaataan dawooyinka tallaalka ka dhanka ah caabuqa corona sida uu faahfaahinayo sarkaalka sare ee waaxda caafimaadka ee Garissa Xasan Canshuur.
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Ismaamulka Garissa oo billaabay olole dad badan looga tallaalayo COVID19