DHAGEYSO:Xoola dhaqatada oo ay abaartu saameysay ee ismaamulka Mandera oo loogu deeqay raashin

0
305

Maamulka qaran ee qaabilsan maareynta saameynta abaaraha ee NDMA laantiisa ismaamulka Mandera ayaa raashin xoolaha loogu talagalay ugu deeqday xoola dhaqatada dowlad deegaankaasi oo ay abaartu saameysay.
Maxamuud Maxamad Sheekh Lafagari ayaa qodobkan oo faahfaahsan Mandera ka soo diray