Cameroon oo lagu dilay 15 qof

0
336

Dowladda dalka Cameroon ayaa sheegtay in bishan gudaheeda kooxo gooni u goosad ah ay dileen 15 sarkaal iyo shacab dhowr qof ah.
Dilalkan ayaa loo adeegsaday labo weerar oo bambo ah.
Ku dhawaad shan sano waxaa dalkaasi ka jiray khilaaf ay ku dhinteen in ka badan 3,000 oo qof.