DHAGEYSO:Dhallinyarada oo lagu boorriyay inay nabadda ku dadaalaan

0
325

Maanta oo kale waxaa caalamka laga xusaa maalinka adduunka ee nabadgalyada iyadoo dadweynaha lagu baraarujiyo muhiimadda ay leedahay nabadda iyo dhibaatooyinka ka dhasha rabshadaha.
Xasan Cismaan waa xoghayaha guddiga nabadda ee Garissa waxa uuna ku baaqay in nabadda la ilaaliyo isagoo farriin gaar ah u diray dhallinyarada