DHAGEYSO:Shacabka Islii oo ka hadlay u gargaaridda dadka ay abaartu saameysay

0
470

Qaar ka mid ah dadweynaha ku nool xaafadda Islii ee magaalada Nairobi ayaa muujiyay dareenkooda ku aaddan sida dhaqaalaha dowladda dhexe ay ugu talagashay la tacaalidda abaarta loo gaarsiin karo dadka ay sida gaarka ah u saameysay
Yuusuf Muxumad Cali ayaa warbixintan ku eegaya