DHAGEYSO:Doorashooyinka dowlad deegaanka Soomaalida oo cabashooyin laga qabo

0
548

Guddiga doorashooyinka ee dowlad deegaanka Soomaalida ayaa cabasho ka muujinaya faragelin ay sheegeen inay ku hayaan xubnaha guddiga doorashooyinka ee dowladda federaalka Itoobiya.
Siyaad Bashuuc Saneey ayaa warkan ka soo diray magaalada Jigjiga