Ra’iisul wasaaraha xukuumadda xilgaarsiinta ee Soomaaliya Maxamad Xuseen Rooble oo booqasho rasmi ku jooga magaala madaxda dalka ee Nairobi ayaa kulan la qaatay xildhibanada Soomaaliyeed ee ku jira baarlamaanka Kenya.
Waxaa ay oo ay kawada hadleen xiriirka labada waddan iyo danaha dadka Soomaaliyeed ay ku leeyihiin dalka Kenya.
Home Wararka Kenya SAWIRRO:Maxay kawada hadleen Rw Rooble iyo xildhibannada soomaaliyeed ee ku jira baarlamaanka...