DHAGEYSO:Dowladda Soomaaliya oo qabaneysa xuska 10-Sano guurada xiriirka wanaagsan ee Turkiga Soomaaliya

0
371

Dowladda Soomaaliya ayaa qaban qaabineysa Munaasabad lagu xusayo 10-sano guurada kasoo wareegtay Markii dib u cusboonaysiin iyo hanaqaadin lagu Sameeyay xiriirka Qotada dheeer ee ka dhexeeya dowladaha Soomaaliya iyo Turkiga.
Wasiirka wasaaradda cadaaladda ahna Guddoomiyaha guddi ra’sal wasaaraha Soomaaliya u xil saaray qabanqaabada xuska ayaa ka warbixiyay.