Guddoomiyaha golaha suuq gaynta xoolaha nool ee dalka kana mid ah waxgaradka gobolka waqooyi bari Dubat Cali Camey ayaa bulshada ugu baaqay inay nabad ku wada noolaadaan maadaama lagu guda jiro xili abaar ah.
Mar uu la soo xariiray idaacadda Star Fm ayaa waxaa hadalladiisi ka mid ah