DHAGEYSO:Agoon ku dhibaataysnayd IFO oo cabashadoodi laga soo jawaabay

0
495

Waxaa laga soo jawaabay cabashada qoys agoon ah oo ku dhibaataysnaa xerada qaxootiga ee IFO kuwaas oo toddobaadkii hore aan halkan cabashadooda ka baahinnay.
Maxamad Baaruud Xuseen ayaa faahfaahinaya.