DHAGEYSO:MUHURI oo soo dhaweysay soo jeedin ah in qaadiga guud ay haweeney noqoto

0
631

Hay’adda u dooda xuquuqda muslimiinta ee loo yaqaano MUHURI oo uu fadhigeedu yahay Mombasa ayaa soo dhaweysay soo jeedin dhawaan soo baxday oo ahayd in haweenka fursad loo siiyo in ay qabtaan xilka qaadiga guud ee wadanka.
Guddoomiyaha MUHURI, Khelef Khalifa oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in qofka hadii u sharcigan soo bartay u qaban karo jagada ha ahaado dumar ama rag.
Waxaa uu xusay inay jeclaan lahayeen in haweeney ay noqoto qaadiga guud ee dalka.
Mar uu arrimahan ka hadlayay ayuu guddoomiyaha MUHURI yiri