Hong Kong oo sii xoojinaysa xayiraadaha ka dhanka ah COVID-19

0
506

Hoggaamiyaha Hong Kong ,Carrie Lam ayaa maanta sheegtay in la qaadayo tallaabooyin dheeraad ah oo lagu xakameynaya faafitaanka caabuqa corona.
Waxay sheegtay in la kordhin doono mudada uu sii shaqeynaya amarka lagu xaqiijinaya in dadku aynan aad iskugu dhawaan.
Waxay haweeneydan hoosta ka xarriiqay in galinka dambe ee maanta faahfaahin dheeraad oo arrinkan ku aaddan la soo saari doono.