Afhayeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Iiraan oo eedeyn u jeediyay Mareykanka

0
132

Afhayeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Iiraan ayaa sheegay in Mareykanka uu weli haysto “dalabyo aan macquul ahayn”, isagoo intaa ku daray in jawaabta Iiraan ee ku aaddan soo jeedinta Mareykanka, oo Tehran ay shalay u dirtay Pakistan, “aysan ahayn mid xad dhaaf ah”.
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa ku dhaleeceeyay jawaabta Iiraan ee ku aaddan soo jeedinta nabadda ee Washington mid “aan gebi ahaanba la aqbali karin”.