Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3

Wixii Ugu Dambeeyay

8 ka mid ah masaajidda Sacuudiga oo la xiray halka qaar dib loo furay kuwaas oo horaan xirnaa

Maamulka boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa si ku-meel-gaar ah shalay u xiray siddeed masaajid oo ku yaala saddex gobol ee dalkaasi ka tirsan.Wasaaradda arrimaha diinta...

Dowladda Ruushka oo dacwad ka gudbisay shirkado ay Facebook ka mid tahay

Wakaaladda wararka ee Interfax ayaa ku warramaysa in dowladda Ruushka ay gudbisay dacwad ka dhan ah shirkadaha Google, Facebook, Tiktok , Telegram iyo Twitter.Waxay...

Maraykanka oo baaq u diray kooxda xuutiyiinta ee Yemen

Xukuumadda Washington ayaa kooxda Xuutiyiinta ee ka dagaallanto gudaha wadanka Yemen ugu baaqday in ay joojiso weerarada oo ay fursad siiso wada-hadallada.Maraykanka ayaa arrin...

Milatariga Soomaaliya oo sheegay inay burburiyeen maxkamado Shabaab leeyihiin

Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya Taliska Ciidanka Mareykanka ee Africom ayaa howlgalo cir iyo dhul isugu jiray ku qaaday deegaanka Basra ee gobolka...

DHAGEYSO:Gabadh Soomaaliyeed oo ku guulaysatay abaalmarinta geesiyada dumarka ee sanadkaan

Sahra Maxamad Axmad oo sanadkan ka mid noqotay haweenka ku guulaystay abaalmarinta caalamiga ee geesinimada dumarka ee IWOC 2021 ayaa STAR FM uga warantay...

DHAGEYSO:Ciidamada amaanka degmada Kaaraan oo xirxiray boqolaal dhallinyaro ah oo dhexdooda is ugaar sanayay

Maamulka Degmada Kaaraan ee gobolka Banadir ayaa faahfaahin ka bixiyay ku dhawaad 100 dhalinyaro ah oo ay xabsiyada dhigeen ka dib markii ay isku...

Bixinta kaarka Huduma oo ka socoto ismaamullada

Afhayeenka dowladda dhexe Mr. Cyrus Oguna ayaa sheegay in si habsami leh ay ismaamullada wadanka uga socoto bixinta kaarka loogu talagalay fududeynta helidda adeegyada...

Baarlamaanka oo maanta ka doodi doono warbixin ku saabsan in warbaahin u gaar ah uu yeesho

Golaha xeer dejinta dalka ayaa qorsheynaya inuu sameysto idaacad iyo telefishin u gaar ah si uu si toos ah u baahiyo kal-fadhiyadooda.Waxaa la filayaa...

DHAGEYSO:Guddoomiyihii ganacsatada Islii oo geeriyooday

Alle ha u naxariistee waxaa maanta magaalada Nairobi ku geeriyooday guddoomiyihii guddiga ganacsatada xaafadda islii ee deegaanka Kamukunji Xaaji Ibraahim Xuseen.Geerida guddoomiyaha waxaa idaacadda...

Most Popular

Recent Comments