DHEGEYSO:Shirkada bixisaa adegyada biyaha ee Garissa oo baaq u dirtay Bulshada

0
443

Shirkada bixisaa adeega biyaha ee Garissa loona garanaya GAWASCO ayaa dadwaynaha ku nool magaaalada Garissa ugu baaqday inay biyaha keyd sadaan .
Xariiriyaha arrimaha bulshada ee GAWASCO Cumar cabdulaahi ayaa sheegay in ay muhiim tahay in dad waynaha ku nool magalada Garissa ay keysadan biyaha madama uu wabiga biya keenay arintaana ay saameyn ku yelanaysa soo saarida biyaha.