Shil gaari oo ka dhacay magaalada Mandera

0
415

Baska shirkadda Al Mukarram oo horay loo aqoon jiray Makkah oo ku socday xawaare sare ayaa dulmaray baabur Hilux ah waxana ka dhashay dhimasho iyo dhaawac .
Waxaa lagu soo waramaya in qaar ka mid ah dad saarnaa gaari shacab ah oo uu ku dhacay baaska ay isla goobta ku dhinteen halka dad kalena uu ka soo gaareey dhaawac halis ah.
dadkii saarna Baska oo saaka ku soo wajahnaa Nairobi ayaa soo gaarin waxyeelo iyadoona uu hakad ku yimid safarkooda.