DHEGEYSO:Madaxda Amniga dalka oo booqasho ku tagay deegaanada Gobolka galbeed ee Kenya

0
799

Madaxda amniga ee galbeedka dalka ayaa u dammaanad qadey dadka deegaanka in la sugi doono amnigooda.
Hogaamiyayaasha amaanka oo booqday qeybo ka mid ah galbeedka dalka ayaa sheegay in halkaas ay nabadd ka jirto dadkana ay iska daayaan falal dambiyeedyada dhaca.