laamaha amaanka oo xoojiyay amaanka deegaanka Fafi

0
592

laamaha amaanka ee dalka waxaa ay hawlgalo amni xaqiijin ah ka bilaabeen deegaanka Fafi ee ismaamulka garissa ka dib markii ay halkaasi ka dhaceen weeraro argagixiso oo ay ku dhinteen ila 6 qof .
kooxda Al Shabaab ayaa weerar xoogan shalay ka gaystaya tuulada Biyamadow ee deegaanka Fafi ee ismaamulka Gaarisa.
ciidamo isku dhaf ah ayaa bilaabay in ay raadiyaan kooxihii hubeysnaa ee weerarka fuliyay.
waxaana la adkeeyay xadka uu Kenya la wadaago waddanka Soomaaliya.