Dadka daggan ismaamulka Bomet ayaa ka cabanaaya caqabadaha ay kala kulmaan xawayaanka dhuur joogta kuwaas oo ay sheegeen in inta badan ay qasaara xoogan u geestaan xoolo dhaqatada dowlad deegaankaas.
Kiiska ugu dambeeyay ayaa waxaa shalay lagu sheegay in wil 16 sano jir ah uu yaxaas ku cunay xilli uu ku dhabaalanaayay wabiga.
Shacabka ayaa ku eedeeyay dowladda inay ka jawaabi waysay qayla danta ay u direen in badan maadama markan ay ehen markii ugu horeysay.
Taliyaha booliiska ismaamulka Bomet David Imbwaga ayaa warbaahinta u sheegay in ay la shaqeynayaan saraakiisha daryeelka duur joogta ee KWS si arrintan loo xaliyo.