Roobab xoogan oo laga soo tabiyay qaybo ka mid ah dalka

0
553

Waxaa sadhexdii maalin ee la soo daafay qaybo ka mid ah waddanka laga soo tabiyay roobab xoogan.
Waaxda saadasha hawada ee dalka ayaa sheegtay in wali la filaayo in maanta ay roobab kale da’aan.
Barasaabka ismaamulka TransNzoia George Natembeya ayaa qaybiyay geedaha galeyda si uu u taageero beeralayda degmadaas.
Roobabka ka da’ay ismaamulka Homa Bay ayaa burburiyay laba iskuul taasoo ku qasabtay in ka badan 100 ardey inay geedaha hoostooda wax ku bartaan.