Madaxweynaha dalka Faransiiska Emmanuel Macron ayaa sheegay in gardarrada Ruushka iyo tixgelin la’aanta xuduudda ay khatar toos ah ku tahay qaaradda Yurub.
Tani ayaa imaanaysa iyadoo hoggaamiyaasha Midowga Yurub ee EU-da ay isku diyaarinayaan in ay wada hadallo degdeg ah ku yeeshaan magaalada Brussels ee dalka Belgium.
Macron ayaa khudbad uu jeediyay ku yiri”Yaa aamini kara in Ruushka uu maanta ku ekaan doono Ukraine?”.