Qoys soomaaliyeed oo ay muddo gabadh uga xanuunsan tahay xerada qaxootiga ee Xagardheer ayaa muslimiinta ka codsaday in laga caawiyo qarashaadkii lagu daaweyn lahaa gabadhooda oo dalka gudihiisa aan waxbo looga qaban karin xanuunkeeda.
Maxamad Baaruud Xuseen ayaa faahfaahinta qodobkan ka soo diray Dadaab.
Haddaba ciddii awoodda inay caawiso waxay qoyskaasi kala xiriiri kartaa lambarka ah 0711419548