Ugu yaraan 70 carruur ah oo 5 cishe gudaheeda lagu dilay Qaza

0
274

Waaxda difaaca rayidka ee Qaza ayaa sheegtay in ciidamada militariga ee Israa’iil ay dileen ugu yaraan 70 caruur ah.
Tiradan ayaa la diiwaangeliyay 5 cishe gudaheeda.
Tani ayaa imaanaysa iyadoo laga soo billaabo 7-dii bishii Tobnaad ee sanadkii 2023-kii , duqeymaha militari ee ay Israa’iil ka wado Qaza lagu dilay in ka badan 46,565 qof oo Falastiiniyiin ah halka la dhaawacay 109,660 kale.