DHAGEYSO:18 neef oo ay biriq ku dishay Narok

0
668

Wararka naga soo gaaraya degaanka Transmara ee ismaamulka Narok ayaa sheegaya in biriq ama jac ay halkaasi ku dishay 18 neef oo lo’o ah.
Qoyska ay arrintan saameysay ayaa sheegay inuu soo foodsaaray culeys dheeraad oo dhanka dhaqaalaha ah maadaama ay noloshoodu ku tiirsaneyd .
Waxay dowladda dhexe iyo ismaamulka Narok ka codsadeen inay caawiyaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here