Maamullada dalka Falastiin ayaa sheegay in laga soo billaabo 7-dii bishii Tobnaad ee sanadkii 2023-kii , duqeymaha militari ee ay Israa’iil weli ka wado Qaza ay ku dhinteen in ka badan 17,400 oo carruur ah.
Waxay tani micnaheedu tahay in 30-kii daqiiqaba hal canug ah la dilo.
Qaramada Midoobay ayaa dhankeeda xustay in Marinka Qaza uu noqday xabaalo lagu aaso kumanaan carruur ah.