Wararka Kenya DHAGEYSO:Tallaalka xoolaha oo laga billaabay Wajeer By star - November 14, 2024 0 260 Share FacebookTwitterPinterestWhatsApp Waxaa ismaamulka Wajeer laga daahfuray tallaalka xoolaha gaar ahaan ariga iyadoo dadweynaha lagu boorriyay in ay isku diiwaangeliyaan caymiska cusub ee SHA. Cabdiraxmaan Mucaawiye ayaa qodobkan oo faahfaahsan Wajeer ka soo diray. https://starfm.co.ke/wp-content/uploads/2024/11/Mucaawiye-Wajeer-1.mp3