Oxfam oo sheegtay in Waqooyiga Qazaay baahi daran ka jirto

0
289

Hay’adda samafalka ee Oxfam ayaasheegtay in duullaanka militari ee ay Israa’iil maalinkii 23-aad  ka waddoWaqooyiga Qaza  uu horseeday in shacabkaay wajahaan  baahi baaxad leh.
Maxamoud Alsaqqa oo hay’addan u qaabilsan dhanka  helidda  cunnada ayaasidatan sheegay.
Waxaa uu  militariga Israa’iil ku eedeyayinuu gaajo lagu sababo  Falastiiniyiinta  u adeegsanaya  sida hub oo kale. Dhacdooyinka  halkaasi ka taagan ayuu kutilmaamay  xasuuq  shacab.