DHAGEYSO:Mid ka mid ah ardayda Dadaab ee helay natiijo wanaagsan oo dareenkiisa muujiyay

0
859

Dhawaan ayay ahayd markii lagu dhawaaqay natiijada imtixaanka fasalka afaraad ee dugsiyada sare ee dalka ee KCSE-da.
Ardayda buundada sare helay waxaa ka mid ah Cabdiqaadir Salaat Maxamad oo soo hooyay 79 dhibcood waxaa uuna u warramay Maxamad Baaruud Xuseen

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here