Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Golaha qaran ee talasiinta Muslimiinta oo ka digay hadallada dhibaatooyin sababi karo

DHAGEYSO:Golaha qaran ee talasiinta Muslimiinta oo ka digay hadallada dhibaatooyin sababi karo

Guddoomiyaha golaha qaran ee talasiinta ee Muslimiinta dalka Sheekh Juma Ngao ayaa shacabka iyo madaxda siyaasadeed ugu baaqay inaynan adeegsan hadallada iyo falalka wax u dhimi karo xasiloonida.
Waxaa uu soo jeediyay in si is-qadarin ay ku dheehan tahay loogu ololeeyo ama looga soo horjeesto hannaanka sharci beddelka ee guddiga dib u heshiisiinta iyo mideynta shacabka ee BBI.
Sheekh Ngao oo warbaahinta kula hadlay Mombasa ayaa xusay in codeynta la xiriirta BBI ay dhacayso hal maalin oo keliya sidaas awgeedna aan loo baahneyn in lagu kala qaybsamo .
Waxaa uu wax laga xumaado ku tilmaamay in siyaasiyiinta ay isweydaarsanayaan hadallo xanaf leh oo hadii aan laga fiirsan ay colaad ka dhalan karto.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments