DHAGEYSO:Rigathi Gachagua oo sheegay in uu diyaar u yahay mooshin xil ka qaadista ee isaga ka dhanka ah

0
98

Madaxweyne ku xigeenka dalka Rigathi Gachagua oo xalay xilli uu wareysi bixiyay ayaa wacad ku maray in uusan is casili doonin, islamarkaana diyaar u yahay inuu wajaho eedeymaha uga imaanaya qaar ka mid ah siyaasiyiinta iyo xildhibaanada baarlamaanka.
Waxaa uu xusay inuusan wax awood ah u lahayn in baarlamaanka uu ka hor istaago mooshinka xil ka qadista ee isaga ka dhanka ah.
Gachagua ayaa sheegay inuu is difaaci doono.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here