DHAGEYSO:Madaxweynaha dalka oo bogaadiyay waxqabadka booliiska Kenya ee la geeyay Haiti

0
375

Madaxweynaha dalka William Ruto ayaa bogaadiyay kaalinta ay ciidamada booliiska Kenya ay ka qaadanayaan howlgalka nabad sugidda ee waddanka Haiti.
Madaxweyne William Ruto ayaa sheegay inuu u riyaaqay waxqabadka booliiska Kenya ee la geeyay Haiti.
Xilli uu madaxweynaha ciidamadan kula hadlay dalka Haiti ayuu sheegay inuu ku faanaya kaalintooda kaga aadan nabad sugidda waddanka Haiti.