DHAGEYSO:Xildhibaanka Tarbaj oo cambaareeyay fal lagu gubay labo gaari oo ah kuwa xamuulka qaada

0
289

Xidhibaanka laga soo doortay deegaan baarlamaaneedka Tarbaj ee ismaamulka Wajeer Xuseen Cabdi Barre ayaa cambaareeyay fal ay dabley looga shakisan Al-Shabaab ku gubeen labo gaari oo ah kuwa xamuulka qaada oo marayay inta u dhexeyso degmooyinka Kutulo iyo Wargadud.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here