DHAGEYSO:Muxuu madaxweynaha Kenya ka yiri safarkii uu dhawaan ku tagay dalka Jarmalka iyo heshiiska shaqo abuurka loogu sameynaya kenyaanka?

0
364

Madaxweynaha dalka William Ruto ayaa ka hadlay safarkii uu dhawaan ku tagay dalka Jarmalka iyo heshiiska shaqo abuurka loogu sameynaya kenyaanka.