Weerar ay ciidamada Israa’iil ku bartilmaameedsadeen xerada qaxootiga ee Nuseirat ee Bartamaha Qaza ayaa waxaa ku dhintay ugu yaraan 4 ruux.
Waxaa sidatan laga soo xigtay xarunta warfaafinta ee Falastiin.
Weerarkaasi waxaa ku dhaawacmay 11 qof oo kale waxaana lala eegtay guriga qoyska Abu Atwi ee qaybta saddexaad ee xeradaasi.