DHAGEYSO:Gachagua oo dambi baarayaasha ku boorriyay in aynan soo farogelin siyaasadda

0
239

Madaxweyne ku xigeenka dalka Rigathi Gachagua ayaa saraakiisha waaxda dambi baarista kula taliyay in aynan ku lug lahaan arrimaha siyaasadda oo ay ku koobnaadaan ka shaqeynta amniga.
Waxaa uu hoosta ka xarriiqay in ay jiraan dambi baarayaal loo adeegsado arrimo siyaasadeed.
Gachagua ayaa xusay in dhaqankan uu yahay mid laga soo gudbay oo sida uu hadalka u dhigay dhaawacay sumcaddii maamulkii hore.
Xilli uu ku sugnaa xaafadda Kayole ayuu isagoo arrimahan ka hadlaya yiri.