DHAGEYSO:Hooyo waayeel ah oo ku nool Wajeer oo bulshada gargaar ka codsatay

0
171

Waxaa bulshada caawimaad ka codsatay hooyo 70 sano jir ah oo ku xanuunsan magaalada Abaqkoorrey ee Koonfurta Wajeer.
Cabdiraxmaan Mucaawiye ayaa qodobkan faahfaahinaya.

Si hooyadan loo caawiyo waxaa lagala xiriiri karaa  0708669739