Waxaa lagu soo warramayaa in Israa’iil ay amartay in la daadgureeyo shacabka iyo Falastiiniyiinta soo barakacay ee ku sugan aagga Beit Hanoon ee magaalada Qaza.
Warbaahinta maxalliga ee Israa’iil ayaa tabinaysa in la filaya inuu halkaasi dhawaan ka billowdo howlgal militari oo baaxad leh.