Israa’iil oo shaacisay ciidamada uga dhintay duullaanka Qaza

0
168

Wargeyska The Times of Israel oo soo xiganaya ilo wareedyo ka tirsan waaxda difaaca ee Israa’iil ayaa ku warramaya in tan iyo 7-dii bishii Tobnaad ee sanadkii 2023-kii , la dilay 331 oo ka mid ahaa ciidamada qalabka sida .
Waxaa tiradan ugu dambeeyay sarkaal 21 sano jir ahaa oo u geeriyooday dhaawacyo culus oo loogu gaystay Koonfurta Marinka Qaza.