DHAGEYSO:Barasaabka Kakamega oo ka mahadceliyay magacaabidda Oparanya

0
343

Guddoomiyaha ismaamulka Kakamega Fernandez Barasa ayaa madaxweynaha dalka William Ruto uga mahadceliyay inuu barasaabkii hore ee dowlad deegaankaasi Wycliffe Oparanya u magacaabay Wasiirka iskaashatooyinka iyo ganacsiyada yaryar
Waxaa uu sidoo kale madaxa isbeheysiga mucaaradka ee Azimio La Umoja-One Kenya Raila Odinga ku bogaadiyay dadaallada uu wado ee lagu xoojinaya midnimada qaranka.