DHAGEYSO:Bulshada oo laga codsaday in ay dhul u iibiso dugsi ku yaalla Garissa

0
341

Macallimiinta dhiga dugsi lagu barto Quraanka Kariimka oo ku yaalla Garissa iyo waaliidiinta dhalay ardayda xaruntaasi wax ka barta ayaa bulshada ka codsaday in ay ka qayb qaadato sidii dugsigaasi loogu iibin lahaa dhul u gaar ah.
Macallimiinta iyo qaar ka mid ah waalidiinta oo warbaahinta Star la hadlay ayaa sidatan yiri.