Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Raila Odinga oo dhaliilay siyaasadda William Ruto

DHAGEYSO:Raila Odinga oo dhaliilay siyaasadda William Ruto

Raila Odinga oo shalay ku sugnaa xaafadda Kayole ee magaalada Nairobi ayaa shacabka ku nool caasimadda dalka ugu baaqay inay taageeraan geeddisocodka BBI.
Waxaa uu dhanka kale dhaliilay siyaasadda William Ruto oo uu ku tilmaamay mid sida uu hadalka u dhigay kala qaybin ku saleysan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments